31/10/2014 (Gaalkacyo-Galdogob) Safarkaan oo ay ujeedadiisu ahayd u kuurgalida Xaalada Dacwada ee Degmada Galdogob ayaa waxaa qayb ka ahaa :- 1-Dr.Aadam Muxamed Cigaal : Gudoomiyaha Shuurada ee Mu’asasada Al-Minhaaj ( Mudug) ahna Gudoomiyaha Jaamacada Bariga Afrika (Gaalkacyo). 2-Gudoomiyaha Mu’asasada Al-Minhaaj (Mudug) Muxamed Siciid Muuse. 3- Macalin C/wali Jaamac Gaani.Gudoomiyaha Maktabka Haweenka ee Al-Minhaaj (Mudug) 4-Gudoomiyaha […]
↧