Mugdisho, 02 November 2014 – Safiirka dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Wei-Hongtian ayaa Dawladda Soomaaliya ku wareejisay deeq lacageed oo gaaraysa US$ 20, 000 oo dollar , taas oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka Soomaaliyeed ee ay saameeyeen abaaraha iyo biyo la’aanta ka jirta qeybo ka mid ah gobollada dalka. Xog-hayaha Joogtada ee […]
↧