Toronto | QOL | October 31, 2014 |Marka laga hadlayo Khilaaf (Conflict) heerkasta oo uu gaarsiisanyahay, ee la doonayo in si dhab ah loogu helo xal waara. Waxaa lagama maarmaan ah in marka hore jawaab loo helo su’aasha ah: Maxaa la isku haystaa (Context)? Maarkaas kadib ayay tahay in la is waydiiyo, oo maxaa […]
↧