Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Bujumbura kula kulmay Madaxweynaha Burundi.

Warsaxaafadeed Bujumbura | QOL | 15 October, 2014 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa magaalada Bujumbura kula kulmay Madaxweynaha dalka Burundi, Mudane Pierre...

View Article


Ku-simaha R.W oo ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay kala shaqeeyaan...

Muqdisho | QOL |  16, October, 2014– Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Amniga Qaranka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Axmed Ereg, ayaa cambaareeyay falalkii foosha xumaa ee...

View Article


Xaalada degmada Ceelbuur oo laga deyriyay

Ceelbuur | QOL | October 16, 2014 | Degmada Ceel-buur oo ka mid ah magaalooyinka lagu xureeyay howlgalka badweynta Hindiya ayaa kooxda Alshabaab ka hor inta aysan ka cararin magaalada waxa ay...

View Article

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay.

Muqdisho: October, 17, 2014 – Madaxweynaha Jamhuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, iyo wafdigii uu hoggaaminaayay ayaa maanta dalka ku soo laabtay, ka dib markii uu...

View Article

Ri’ waalan ri’daada laguma ag xirto!

OPINION | FIKRAD - Muqdisho | QOL | October 17, 2014 | Iya-goo qabiil shirinayeey,Qaran ku heesaane, Qaladkaa la saxaya, runtana waa la qariyaa,Qarka waxaan ka taaganahay xareed ,waana qadayaaye,...

View Article


Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 18 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin;...

View Article

Dufcadii 1aad oo ka qalin jabisay Machadka Al-Hidaaya Burtinle

Machadka Al-Hidaaya ee kuyaala Magaalada Burtinle waxaa lagu bartaa Culuumta Shareecada iyo Luqada Carabiga waxaana uu kamid yahay Macaahida Hoostagta Raabidada Macaahida Shareecada ee Soomaaliya ,...

View Article

Midowga Afrika (AU) oo dhisaysa koox baarta eedaymahii sixun uga...

Mogadishu, Somalia, 20 October, 2014: Guddoomiyahah Guddiga Midowga Africa (AU), Marwo Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma ayaa manta amartay howl-galinta guddi baarayaal ah oo u kuur gala eedaymahii Six Xun...

View Article


Baarlamaanka oo fadhi kasheegay doorashooyinka 2016

Muqdisho | QOL | October 20, 2014 |Mudanayaasha Barlamanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in saaka ay kulan ku yeeshaan xaruntooda goloha shacabka ee magaalada Muqdisho. kulanka baarlamanka ee...

View Article


Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka qaybgalaya shir kasocda magaalada Busan

Mqudisho | QOL | October 20, 2014 | Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Aadan Ibraahim oo safar shaqo ku jooga dalka South Kuuriya ayaa ka qaybgalaya shir afartii sano mar la qabto oo ay...

View Article

Wadada Makah Al-mukarrama oo inteeda Badan Xiran

Muqdisho | QOL | October 20, 2014 | – Wadada Makah Al-mukarrama ee Muqdisho ayaa Maanta inteeda Badan Xiran, Gaadiidka ayaa loo diidayaa in ay Isticmaalaan Wadada, gaar ahaana Wixii ka Dambeeya...

View Article

Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta sare “Si cadaalad ah ayaan u qeybin doonaa...

Muqdisho | QOL | October 20, 2014 | Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta imtixaan ka qaaday arday ka faa’idaysandoonta deeq waxbarasho oo dowladda Ciraaq ay siisay...

View Article

Jawaari oo la kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Mqudisho | QOL | October 20, 2014 | Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta qaabilay wafdi ka socda hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan...

View Article


Farriin ku socota Qubuuraha!! (Sheeko curis ah)

Muqdisho | QOL | October 21, 2014 | Sida caadada ii ahaydba markuu waagii soo dillaacay ayaan gurigeyga kasoo tallaab qaaday anigoo usoo gucleynaya goobtii Shaqadeyda . Maalintu waxbana iigama duwana...

View Article

Hal booli ah, nirig xalaala madhasho!

Muxuu ka dhaxlay, maxayse ka dhaxleen? Toronto | QOL | October 21, 2014 | Taariikhda Soomaaliya markaan dib u raacno, xilligi gumeystuhu wadanka ka talinaayay waxay ogaadeen in dadka somalida ah aysan...

View Article


Guddiga adeegga bulshada ee Baarlamaanka oo booqday dhaawacyada ku jira...

Muqdisho | QOL | October 21, 2014 | Guddiga Adeegga Bulshada u qaabilsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa booqday shacabka dhaawaca ah ee ku jira isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho gaar...

View Article

RW. Cabdiweli oo dalka dib ugu soo laabtay, kana hadlay cudurka dilaaga ah ee...

Muqdisho, 22, Oct, 2014...Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Burundi, ayaa maanta dib...

View Article


Arday soo saartay hab cusub oo loo beeri karo cawska

Muqdisho | QOL | October 22, 2014 | Ardaydani  oo   wax  ka barata  Jamacadda  Jazeera    magalada Muqdisho  gaar ahaan Kuliyadda  Beeraha iyo  Xanaanada   Xoolaha ayaa maanta    magalada Muqdisho ku...

View Article

Hindiseyaal oo loo gudbiyay Baarlamaanka

Muqdisho | QOL | October 22, 2014 | Mudo 24 sano kadib markii ugu horeysay maanta waxaa Xildhibaannada Golaha Shacabka loo qeybiyey xisaab xirka miisaaniyaddii ay horey u ansxiyeen Xildhibaannada inay...

View Article

Analysis: The state of state-building in Somalia

NAIROBI, 21 October 2014 (IRIN) – A fence-mending deal signed this month by Somalia and Puntland has variously been hailed as a blueprint for stability and state-building in the wake of decades of...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live