Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta sare “Si cadaalad ah ayaan u qeybin doonaa deeqaha waxbarasho…”

$
0
0
Muqdisho | QOL | October 20, 2014 | Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta imtixaan ka qaaday arday ka faa’idaysandoonta deeq waxbarasho oo dowladda Ciraaq ay siisay Soomaaliya, arday maanta u fadhiisatay Imxitaankan ayaa waxaa ay tiradooda gaaraysa 316 arday oo gabdho iyo wiilal isugu jira isla markaana ka kala yimid gobolada […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles