Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

$
0
0
Mogadishu, 18 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Booqashadii uu Madaxweynahu ku tagey Baraawa, Horumarka Waxbarashada Dalka, Xaalada Degmada Ceelbuur, Kulankii Madaxweynaha iyo hay’adaha MEDEF, Horumarka Howlgalada Badweynta Hindiya, Xuska Maalinta Calanka […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles