Mogadishu, Somalia, 20 October, 2014: Guddoomiyahah Guddiga Midowga Africa (AU), Marwo Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma ayaa manta amartay howl-galinta guddi baarayaal ah oo u kuur gala eedaymahii Six Xun Uga Faa’iidaysi iyo Tacaddi Galmo (SEA) ee lagu eedeeyey shaqaalaha Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), eedaymahaas oo ay ku soo saartay Hay’adda Human Rights Watch warbixin cinwaankeedu […]
↧