Mqudisho | QOL | October 20, 2014 | Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Aadan Ibraahim oo safar shaqo ku jooga dalka South Kuuriya ayaa ka qaybgalaya shir afartii sano mar la qabto oo ay isugu yimaaddaan wasiirada Isgaarsiinta caalamka kaasoo looga hadlo hormarinta qorshaha Isgaarsiinta caalamka. Shirkan oo ah mid afartii sano dhaca hal […]
↧