Charcoal and terrorism in Somalia
A charred harvest – The unlikely link between Gulf lounges and Somalia’s jihadists The Economist | October 11, 2014 | ABU DHABI | The cafés on Abu Dhabi’s seafront fill as soon as the sun sets and the...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo si diirran loogu soo...
Garoowe | October 11, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo ay weheliyaan xubno ka tirsan GolihiisaWasiirada iyo Baarlamanka Federaalka...
View ArticleMaamulka Cusub ee Munadamada Beder oo xilka kala wareegay Maamulkii Hore.
Gaalkacyo | 10.10.2014 - Munadamada Beder ee Ardayda kabaxday Machadka Al-Faaruuq oo ah Munadamo ka shaqaysa Faafinta Diinta ayaa waxaa Magaalada Gaalkacyo kula kala wareegay Xilka Maamulka Munadamada...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli oo furay shirka wada xaajoodka Dawladda Federaalka...
Garoowe, 11, October, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta furay shirka wada hadalka Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland...
View ArticleWarbixinta Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 11 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin;...
View ArticleSANNAD GUURADII 60aad. 1954-2014 CALANKA QARANKA SOOMAALIYEED
October 12, 2014 | In badan oo naga mid ah kuma baraarugsana maalmaha qaranka, waxaana haboon in mar weli baa an is xusuusino maalmaha qiimaha weyn ugu fadhiya shacabka soomaaliyeed si ay u ogaadaan...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo xariga ka jaray Banki cusub oo caalami ah
Muqdisho | QOL | October 11, 2014 | Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xariga ka jaray bankiga caalamiga ah ee Soomaaliya oo marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan (IBS) kaas...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo booqday Baraawe
Baraawe | QOL | October 11, 2014 | Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta booqasho ku tagey magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose....
View ArticleSomali Government strongly condemns the attack of journalist in Mogadishu
Mogadishu, 12 October 2014 – H.E. Mustafa Duhulow, Minister of Information today strongly condemned the attempted assassination of Abdirizak Jama (Black), the Director of Somali Channel TV in Mogadishu...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli oo Canbaareeyey Qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdisho
Muqdishio | 12, October, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si kulul u canbaareeyey weerarka argagaxiso ee lagu bartilmaameedsaday dad...
View ArticleR.W Cabdiweli oo soo dhaweeyay heshiiska ay gaareen dowladda dhexe iyo Puntland
Muqdisho, 14, October, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa soo dhaweeyay heshiiskii taariikhiga ahaa ee maanta ay kala saxiixdeen...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli oo u ambabaxay Dalka Burundi
Muqdisho, 14, October, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, oo gelinkii danbe ee maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib...
View ArticlePuntland: GOOSO ama GAABSO!
Muqdisho | QOL | October 14, 2014 | by Bashir M. Xirsi | Jabhad iyo Jihaad waxaa dhalay, oo sabab u ahaa jujuubkii Siyaad Barre (AABBAHA BURBURKA SOOMAALIYA) oo maalmaha foodda inaga soo haya in badan...
View ArticleMadaxweynaha oo la kulmay sharikado daneynaya maalgashiga Soomaaliya
Muqdisho: Oct: 15, 2014- Madaxweynaha Jamhuriyadda federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, oo socdaal ku jooga dalka Faransiiska ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Paris hey’adda...
View ArticleXukuumadda oo ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedka ka socda Hiiraan
Muqdisho, 15, October, 2014 | Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Guddi heer Wasiirro ah u magacowday Colaadaha iyo dagaal beeleedyada ka jira deegaanka Deefow ee gobolka Hiiraan, waxana ay...
View ArticleCiidamo qaba Cudurka Ebola oo loo soo dirayo dalka Soomaaliya
FREETOWN | October 15, 2014 - Mid kamid ah Sideed Boqol (800) oo Askari oo loo diyaariyay in dhawaan loo soo diro dalka Soomaaliya, ayaa Maanta laga helayo Cudurka Dilaag ah ee Virus-ka dhaliya ee...
View ArticleDr. Alas Abdikarin, refugee child from Somalia who became Swedish Doctor
Muqdisho | QOL | October 15, 2014 | The doctor Alas Abdi Karin fled civil war Somalia as a teenager. Now he has become a vital link between the health center Nävertorp Katrineholm and the Swedish...
View Article23 Sano kadib Arday xaadirtay Fasallada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
Muqdisho | QOL | October 15, 2014 - Dufcadii ugu horraysay ee arday ah ayaa muddo ka badan 23 sano kadib waxay fasalladii ka bilaabeenJaamacadda Umadda Soomaaliyeed (SNU), taas oo ku bishaaraynaysa waa...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Madaxaweynaha Faransiiska
Paris | QOL | October 15, 2014- Madaxweynaha Faransiiska, François Hollande, ayaa maanta xarunta Madaxtoooyada ee Jamhuriyadda Faransiiska si diirran ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane...
View ArticleMustafa Dhuxulow oo diblomaasiyiin kula kulmay Nairobi
Nairobi | QOL | 15 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha Mudane Mustafa Sheekh Cali Duhulow oo maalmahan ku sugnaa magaalada Nairobi ayaa maanta kulamo ka qaatay Safiirada...
View Article