Muqdisho, 22, Oct, 2014...Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Burundi, ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, waxana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda, Taliyeyaasha Ciidamadda iyo dadweyne faro badan. Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga qeyb-galay […]
↧