Machadka Al-Hidaaya ee kuyaala Magaalada Burtinle waxaa lagu bartaa Culuumta Shareecada iyo Luqada Carabiga waxaana uu kamid yahay Macaahida Hoostagta Raabidada Macaahida Shareecada ee Soomaaliya , Sanad Dugsiyeedkii la soo dhaafayna ee 2013-2014 waxaa uu soo saaray loodkii ugu horeeyay ee dhameeya Waxbarashada Machadka. Xaflad si wayn loo soo agaasimay kuna dheehnayd Muuqaal aad u […]
↧