Muqdisho | QOL | October 21, 2014 | Sida caadada ii ahaydba markuu waagii soo dillaacay ayaan gurigeyga kasoo tallaab qaaday anigoo usoo gucleynaya goobtii Shaqadeyda . Maalintu waxbana iigama duwana maalmaha kale, waa un sidii xaalku horaba iigu ahaa. Waxaan joogaa Geyi ay laba cadaawo oo arxan laawayaal ahi had iyo goorba dadka u […]
↧