Warsaxaafadeed Bujumbura | QOL | 15 October, 2014 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa magaalada Bujumbura kula kulmay Madaxweynaha dalka Burundi, Mudane Pierre Nkurunziza, Madaxweyne ku-xigeenka, Mudane Prosper Bazombanza iyo xubno ka tirsan Xukuumadda oo ay kamid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Wasiirka Gaashaandhiga dalka Burundi, Waxa ayna ka wada hadleen xoojinta […]
↧