Muqdisho | QOL | October 20, 2014 |Mudanayaasha Barlamanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in saaka ay kulan ku yeeshaan xaruntooda goloha shacabka ee magaalada Muqdisho. kulanka baarlamanka ee maanta ayaa warbixino looga dhageeysan doonaa gudiyada qaabilsan hiigsiga doorashooyin xor ah oo dalka ka dhaca sanadka 2016-ka. Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo ka tirsan mudanayaasha […]
↧