Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Maamulka Cusub ee Munadamada Beder oo xilka kala wareegay Maamulkii Hore.

$
0
0
Gaalkacyo | 10.10.2014 - Munadamada Beder ee Ardayda kabaxday Machadka Al-Faaruuq oo ah Munadamo ka shaqaysa Faafinta Diinta ayaa waxaa Magaalada Gaalkacyo kula kala wareegay Xilka Maamulka Munadamada Gudoomiyihii Hore ee Munadamada Mudane Muxamed Cabdulaahi Cali (Sayid) , iyo Gudoomiyaha Cusub Cabdirazaaq Cabdulaahi Daahir (Nadaara). Kulan balaaran oo ay iskugu yimaadeen Gudiga Cusub ee Munadamada […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles