Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Xukuumadda oo ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedka ka socda Hiiraan

$
0
0
Muqdisho, 15, October, 2014 | Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Guddi heer Wasiirro ah u magacowday Colaadaha iyo dagaal beeleedyada ka jira deegaanka Deefow ee gobolka Hiiraan, waxana ay Xukuumaddu ugu baaqday kooxaha uu khilaafku ka dhexeeyo inay si deg-deg ah u joojiyaan dagaalka oo ay wadahadal ku xalliyaan khilaafkooda. Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Amniga […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles