Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

R.W Cabdiweli oo soo dhaweeyay heshiiska ay gaareen dowladda dhexe iyo Puntland

$
0
0
Muqdisho, 14, October, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa soo dhaweeyay heshiiskii taariikhiga ahaa ee maanta ay kala saxiixdeen dowladda dhexe iyo Puntland, wuxuna ku tilmaamay heshiiska inuu yahay horrumar iyo tallaabo wanaagsan oo loo qaaday dhanka dib-u- heshiisiinta iyo dhismaha dowladdo federaal ah. Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ku […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles