Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Shirweynaha Midnimo ee Garbahaarey oo looga hadlay arrimo muhiim

Garbahaareey | QOL | October 7, 2014 | Wejigii  koowaad ee shirweynaha wadatashiga iyo midnimada bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, ayaa ka furmay magaalada Garbahaarey, iyadoo xafladdii furitaanka...

View Article


Mudane Jawaari oo la dar daarmay arday cusub oo ay qaadatay Jaamacadda Ummadda

Muqdisho | QOL | October 7, 2014 | Ku-simaha Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Barlamaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu soo dhaweynayay arday cusub oo ay qaadatay...

View Article


Dad deganaa Wershedii Caanaha ee Muqdisho oo Maanta laga saaray

Muqdisho | QOL | October 7, 2014  - Ciidamo katirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Barqadii waxa ay dadka uga saarayeen Warshadii hore ee Caanaha, halkaas oo muddo ka badan 20-sano ay...

View Article

Dhoofinta dhuxusha Baraawe oo la hakiyay

Baraawe | QOL | October 8, 2014 | Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed qeybtooda Commandos-ka ayaa sii xoojiyey howlgallada ka dhanka an nabad-diidka ku dhuumaaleysanaya magaalada Baraawe ee gobolka...

View Article

Madaxweyne Xasan “waan u soo duceeyay ummadda Soomaaliyeed”

Muqdisho | QOL | October 8, 2014 | Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan xubno ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa maanta dalka dib ugu...

View Article


London to host Somalia Oil & Gas Summit 2014

London | QOL | 09 October 2014  | The second edition of Somalia Oil & Gas Summit 2014 will be held on 20 October at the Jumeirah Carlton Tower in London The event is being sponsored by Soma Oil...

View Article

Guulaha ciidamada dowlada oo lataageeray

Muqdisho | QOL | October 9, 2014 | Munaasabad balaaran oo lagu taageeraayay guulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo AMISOM ay ka soo hoyeen howlgalka Badweynta Hindiya  oo ka socda qaar ka mid...

View Article

Gudoomiyaha Barlamaanka oo maanta la kulmay danjirayaal

Muqdisho | QOL | October 9, 2014 | Ugu horeyn Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari waxa uu xafiiska ku qaabilay Safiirrada Dowladaha...

View Article


Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo shaacisay cinwaanada gobolada dalka

Muqdisho | QOL | October 9, 2014  | Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta dawladda Federaalka Soomaaliyeed waxay muddooyinkii dambe aad ugu hawlaneyd dardargalinta iyo dib usoo celinta adeeggii boostada...

View Article


Taking back Somalia

Muqdisho | QOL | October 9, 2014 |   Share on Facebook

View Article

Axmad Madoobe “Shirka Garbahaarey Jubbaland ayuu carqalad ku yahay…”

Muqdisho | QOL | October 9, 2014  - Hogaamiyaha Kooxda Raasgambooni Axmed Madoobe ayaa ka Calaacalay shirka Beesha Mareexaan ee ka socda Degmadda Garbahaareey ee gobalka Gedo. Hogaamiye Kooxeedka...

View Article

Danbar iyo dhaay baa u lisane, ha u yaboohina ciir iyo barax aan dux laga...

Dhegaha caalamku, markii ay maqleen in ay dhulka Soomaaliyeed macdan iyo batrool laga heli karo, shirkadaha waa weyn qaarkoodna ay billaabeen sahan iyo baaris, ayey waddamada saliidda soo saara walaac...

View Article

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay heshiis is-faham oo u dhaxayn doona Golaha...

Mogadishu,10, October 2014– Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa oo shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

View Article


Somali Diaspora is the backbone to the rebuilding of Somalia

Washington, 10 October 2014 – H.E. Mustafa Duhulow, Minister of Information today thanked US Government and Somali Diaspora in the US for their commitment and support to Somalia. The Minister said “My...

View Article

Booqashada RW Cabdiweli ee Puntland

War-saxaafadeed Muqdisho, 10 Oktoobar 2014 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa uu maanta booqosho ku tagayaa Puntland, oo ka tirsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Aniga iyo...

View Article


Bandhig faneed xiriirka Soomaaliya iyo Talyaaniga Muqdisho kadhacay.

Mogadishu, October 10, 2014 - Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa ka qeybgalay xalay fiidnimadii bandhig faneed si wadajir ah markii ugu...

View Article

RW Cabdiweli oo booqasho u aaday Puntland

Muqdisho, 10 Oktoobar 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa maanta booqosho ku tagayaa Puntland, oo ka tirsan...

View Article


Nicholas Kay oo lakulmay Axamed Madoobe

Kismaayo | QOL | October 10, 2014 | Nicholas Kay iyo wefdi uu hogaaminaayo, ayaa  Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose kulan kula qaatay hogaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba. Axmed...

View Article

Mustafa Dhuxulow “Qurba-joogta waa laf-dhabarka dhismaha Somalia”

Washington, 10 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta iyo Hannuuninta Dadweynaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow oo howlo shaqo u joogay dalka Mareykanka ayaa soo...

View Article

Sierra Leone oo Ciidamo usoo dirayso dalka Soomaaliya xilli laga digayo...

Muqdisho | QOL | October 10, 2014 - Dowladda Sierra Leone ayaa sheegtay in Ciidamo Cusub usoo dirayso dalka Soomaaliya, xilli dalkaasi uu ka jiro Cudurka Dilaaga ah ee Ebola. Safiirka dalka Sierra...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live