Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo si diirran loogu soo Dhoweeyey Garoowe

$
0
0
Garoowe | October 11, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo ay weheliyaan xubno ka tirsan GolihiisaWasiirada iyo Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa safar shaqo oo muhiim ah uu maanta uga bilaabmay magaalada Garoowe ee xarunta Dawlad Goboleedka Puntland. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa gegada diyaaradaha ee Garoowe waxaa ku soo dhoweeyey […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles