Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo u ambabaxay Dalka Burundi

$
0
0
Muqdisho, 14, October, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, oo gelinkii danbe ee maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib socdaal shaqo oo ku tagay Puntland ayaa u ambabaxay dalka Burundi, halkaas oo uu kula kulmi doono madaxda dalkaasi. Ra’iisul Wasaaraha waxaa isaga iyo wafdigiisa garoonka ku […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles