Baraawe | QOL | October 11, 2014 | Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta booqasho ku tagey magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Fagaaraha weyn ee Baraawe kulan uu dadweynaha kula yeeshay, ayaa halkaas waxaa ka hadlay qaar ka mid ah salaaddiinta Degmada Baraawe. Waxayna ka codsadeen qodobo dhowr ah oo […]
↧