Muqdisho | QOL | October 15, 2014 - Dufcadii ugu horraysay ee arday ah ayaa muddo ka badan 23 sano kadib waxay fasalladii ka bilaabeenJaamacadda Umadda Soomaaliyeed (SNU), taas oo ku bishaaraynaysa waa cusub oo u baryay waxbarashada lacag la’aanta ah ee dawladda Soomaaliya, sida ay sheegayaan saamileedya. Ardadya ayaa lagu soo dhaweeyay Sabtidii (11-kii October) […]
↧