FREETOWN | October 15, 2014 - Mid kamid ah Sideed Boqol (800) oo Askari oo loo diyaariyay in dhawaan loo soo diro dalka Soomaaliya, ayaa Maanta laga helayo Cudurka Dilaag ah ee Virus-ka dhaliya ee Ebola. Colonel Michael Samoura, oo ah Afhayeenka Ciidanka Qalabka sida ee dalka Galbeedka Africa ku yaalla ee Sierra Leone, ayaa xaqiijiyay […]
↧