Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo ka qeyb galay shir caalami ah oo xagga...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ciise Maxamed Axmed (Guraase) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kaga qeyb galay magaalada Brussels ee wadanka...
View ArticleMilicso Muuqaal kale oo Muunadeeynaya Caasimadda Muqdisho (Qormo+Sawirro)
Magaalada Muqdisho oo 23 Sano Marti-galinaysay Colaad sokeeye oo burbur iyo Barakac wadatay, ayaa waxay dhawaanahan kasoo kabanaysay dhibtii ay Colaaddu dhaxashiisay, waxaana soo muuqanayay dib u dhis...
View ArticleXulka Brazil Ayaa u soo Baxay (Quarter Final-ka Markii Aay Chile u Taxaabtey...
Brazil-28-June-2014(qaranimo.com) Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxaamineynaa wareegii labaad ee kubadda cagta aduunka kana socda dalkaa barazil ayaa waxaa ku aftaxay Brazil...
View ArticleRW. Cabdiweli oo hambalyo ku aaddan bisha Ramadaan u diraya dhammaan shacabka...
Muqdisho, Sabti, June 28, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheikh Axmed Maxamed ayaa hambalyo ku aaddaan dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan u diraya...
View ArticleXoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’isul Wasaaraha oo martigeliyey shir ku...
Mogadishu, June 28, 2014… Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Cumar Xasan Cusmaan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku martigeliyey kulan ballaaran oo looga hadlayey dib-u-habaynta...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyey dhalashada...
Muqdisho, 28 Juun 2014 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dadka muslimiinta ah gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyey dhalashada bisha...
View ArticleXulka Colombia Ayaa 2-0 Ugu Xoog Sheegtey Uruguay(World Cup 2014 Brazil) By...
Brazil-28-June-2014-(qaranimo.com) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu xagaa iyo caasimadda Brazil ee Rio de-janrio oo ciyaari ku dhexmartay xulka Colombia iyo Uruguay kana tirsaneyd koobka...
View ArticleH.E Abdiweli Sheikh Ahmed welcomes the blessed month of Ramadhan
Bismillah Rahmani Rahim The Prime Minister of Somalia sends his salutations to the people of Somalia and to our brothers and sisters within the Muslim Ummah on the beginning of the blessed month of...
View ArticleBuri’ Hamza oo ka gudoomay Safiirka cusub ee dowladda Talyaaniga copy ka mid...
Mogadishu, June 29, 2014 - Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa maanta kaga gudoomay xafiiskiisa Copy ka mid ah warqadaha...
View ArticleSomali President: “I welcome the Italian Government’s Commitment to Continue...
Mogadishu, 29 June, 2014- His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today accepted the credentials of the new Italian ambassador to Somalia, Farbizio Marcelli. The Ambassador thanked H.E. the...
View ArticleR.W Abdiwali oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Muqdisho
Muqadishu, June 29, 2014—– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, Kaddib markii ay...
View ArticleMadaxweyne Xasan oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay safiirka cusub...
Muqdisho, 29 Juun 2014 – Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Dowladda Italy Mr. Fabrizio...
View ArticleMaansada: La tuura QAAD!
Sida cinwaanka maansadaba laga garanayo, waxay daba socotaa joojinta QAADKA laga joojiyey Ingiriiska, oo ah guul weyn, taa oo igu dhalisay inaan ku daro qodobbo aan u arkay inaysan ka dhib yarayn...
View ArticleQaran dumey….U adeege-shacab ma daba qaban karaa ?
Waxaan ku bilaabayaa bisinka eebe iyo magaca nebigeena suuban (N.N.K.H) intaas kadib. Dowlad walba oo aduunka ka dhisan waxaa udub dhexaado iyo tirar u ah shaqaale intooda badan aqoon, karti iyo tayo u...
View ArticleMadaxda Qaranka iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kulamo la kala yeeshay...
Mogadishu, June 30, 2014- Mas’uuliyiinta sarsare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qasriga Jamhuuriyadda “Villa Somalia” si kala gaargaar ah ugu qaabilay Wafdi uu hogaaminayey Wasiir...
View ArticleKenya’s Infighting is Good for No-one, Except Al-Shabaab
Unlike after the Westgate siege, the attack on Mpeketoni has left Kenya more divided and therefore more vulnerable 30 June 2014 – 12:36pm | By Tomas Zak | which over 60 people were killed, could not...
View ArticleHees: xornimo xiran!
Sida caadada ah bilwalba, maantaookal 01/07 waxaaloodabbaaldegaa, maalinta XORRIYADDA gobollada koorureed iyo midawga koofur iyo waqooyi. Munaasabad xushmad iyo maamuus mudan, haddii ay...
View ArticleMD Xasan qudbadii xafladda 1-da luulyo
Khudbaddii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaiya caawa uu ka jeediyey xafladda 1-da luulyo. Madaxweynaha Jamhhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa khudbad ka jeediyey xaflad lagu...
View ArticleAMISOM congratulates Somalia on the 54th anniversary of its independence
PRESS RELEASE (For Immediate Release) July 1st 2014- The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) Ambassador MahamatSalehAnnadif has congratulated the Somali...
View ArticleSomali delegation in Ghana on a mission to acquire election management best...
PRESS RELEASE (For Immediate Release) Accra, Ghana, 30 June 2014: A 5-member delegation, including two women, from Somalia arrived in Accra, Ghana, yesterday to participate in an 11-day election...
View Article