Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ciise Maxamed Axmed (Guraase) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kaga qeyb galay magaalada Brussels ee wadanka Belgium Shirka barnaamijka Global Partnership for Education oo ah barnaamij ay ku bahoobeen dawladaha kaalmada bixiya, hay’addo caalami ah, Ururo gaar loo leeyahay iyo dawladaha la taakuleeyo. Shirkaan waxaa sanad […]
↧