Brazil-28-June-2014(qaranimo.com) Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxaamineynaa wareegii labaad ee kubadda cagta aduunka kana socda dalkaa barazil ayaa waxaa ku aftaxay Brazil oo gurigooda marti loogu yahay iyo Chile,xulkii laga badiyana daaqadda ayuu ka baxayaa . Bal haddaba dib aynu u jaleecno ciyaartii dhexmartey Brazil iyo Chile oo runtii ahayd ciyaar aad u adag […]
↧
Xulka Brazil Ayaa u soo Baxay (Quarter Final-ka Markii Aay Chile u Taxaabtey Gurigoodii) By Jaahuur.
↧