Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Milicso Muuqaal kale oo Muunadeeynaya Caasimadda Muqdisho (Qormo+Sawirro)

$
0
0
Magaalada Muqdisho oo 23 Sano Marti-galinaysay Colaad sokeeye oo burbur iyo Barakac wadatay, ayaa waxay dhawaanahan kasoo kabanaysay dhibtii ay Colaaddu dhaxashiisay, waxaana soo muuqanayay dib u dhis iyo hormar dhan kastaba leh. Wax-barashada ayaa ka dhigan mid ka mida Astaamaha dib usoo hagaagista Noloshii Muqdisho, iyadoo Jaamacadaha iyo Dugsiyadaba ay aad ugusoo badanayaan Magaalada, […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles