Mogadishu, June 28, 2014… Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Cumar Xasan Cusmaan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku martigeliyey kulan ballaaran oo looga hadlayey dib-u-habaynta shaqaalaha rayidka ah iyo dejinta siyaasadda dowladda. Kulankan oo ay soo abaabuleen Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiir-ku-xigeeka Wasaaradda Shaqada […]
↧