Muqadishu, June 29, 2014—– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, Kaddib markii ay ka qeyb galeen Shir-madaxeedkii 23-aad ee Midowga Afrika oo ka dhacay magaalada Malabo ee Equatorial Guinea, waxaana si diiran ugu soo dhaweeyay garoonka Muqdisho masuuliyiin ka tirsan labada […]
↧