Muqdisho, 28 Juun 2014 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dadka muslimiinta ah gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyey dhalashada bisha barakeysan ee Ramadan. “Dadka Soomaaliyeed ee muslimiinta ah meel kasta ee ay caalamku kaga nool yihiin waxaan leeyahay Ramadaan Kariim, waxaan Ilaahey ka rajeynayaa in cibadadeennu aqbalo, kana dhigo soonkii […]
↧