Khudbaddii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaiya caawa uu ka jeediyey xafladda 1-da luulyo. Madaxweynaha Jamhhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa khudbad ka jeediyey xaflad lagu maamuusayey 54 guuradii ka soo wareegtay xurrnimaddii iyo midnimaddii umadda Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho Khudbadda Madaxweynaha ayaa ku bilaabatay sidan:- Gudoomiya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Raiisul Wasaaraha JFS Saraakiisha Ciidamada Xildhibaanada Sharafta […]
↧