Muqdisho, Sabti, June 28, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheikh Axmed Maxamed ayaa hambalyo ku aaddaan dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan u diraya Muslimiinta oo dhan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Wuxuu yiri Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed: “Anigoo ku hadlaya magacayga, kan Xukuumadda iyo kan shacabka Soomaaliyeed, […]
↧