Sida cinwaanka maansadaba laga garanayo, waxay daba socotaa joojinta QAADKA laga joojiyey Ingiriiska, oo ah guul weyn, taa oo igu dhalisay inaan ku daro qodobbo aan u arkay inaysan ka dhib yarayn JAADK, haddii aysan ka qatarsanayn. Maansadii waxay ku billaabatay sidan; Maansada: La tuura QAAD! Qaraadaha adduunyada Haddii jaadka qabbir iyo Qad guduudan lagu […]
↧