Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madaxweyne Xasan oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay safiirka cusub ee Italy.

$
0
0

Muqdisho, 29 Juun 2014 – Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Dowladda Italy Mr. Fabrizio Marcelli islamar-kaana Madaxweynaha soo gaarsiiyey fariin uu ka waday madaxda dalka Italy. 

Safiirka cusub ayaa uga mahad-celiyey Madaxwyanaha Soomaaliya sida uu uga aqbalay warqadahiisa aqoonsiga ee Safiirnimo. “ aad […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles