Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan gaar ah la yeeshay dhiggiisa dalka Tanzania

Johannesburg, 14 June, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta uu ka socdo shir madaxeedka Midowga Afrika ee magaalada Johannesburg, kulan kula...

View Article


NUSOJ oo Soo dhoweysay Magacaabista La Taliyaha Raisul Wasaaraha ee Arrimaha...

Muqdisho 15 June, 2015 | Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa si weyn u soo dhoweynayaa magacaabista La Taliyaha Raisul Wasaaraha ee Dhinaca warfaafinta oo loo magacaabay Md. Garaad...

View Article


Abwaan Barre Maxamed Fiidoow “Leento”

Toronto | QOL | June 14, 2015  – Soomaaliya intaanu gumeystuhu imam oo aysan noqon wadan, dadka Soomaaliyeedna ay kala deganaayeen deegaamada dhulka ay ku baahsan yihiin dadka Soomaalida ee afka...

View Article

Ahlu-sunna oo shuruud hor dhigtay Wasiirka Arimaha Gudaha

| Muqdisho, 16,June 2015: Wararki uu dmbeeyay ee ka soo baxa Gobolada Dhexe, ayaa sheegaya in Ahlu-sunna ay hor dhigatay wasiir Odowaa shuruud xoogaa dhib badan oo uu wasirka liqi waayay. Wasiirka oo...

View Article

Madaxweynaha oo jaaliyadda Soomaalida ee Koonfuur Afrika ugu baaqey inay...

Johannesburg, 16 June , 2015 -  Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaley magaalada Johannesburg kula kulmey jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan Koonfuur...

View Article


Wasiirka Batroolka & Macdanta oo booqday dalka Maraykanka

                                                                                   WAR MURTIYEED   Mogadishu, 16 June 2015 – Mudane Mohamed Mukhtar Ibrahim, Wasiirka Batroolka […]

View Article

Madaxweyne Xasan oo dalka ku soo laabtey

Muqdisho, 16 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho kadib markii uu ka soo...

View Article

Ramadaan Kariim

DUULIYE ASLI XASAN CABAADE “CALANSIDA” OO U SOO HAMBALYEYSAY UMMADDA SOOMAALIYEED IYO MUSLIMIINTOO IDIL BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN  Bismillaahir-Raxmaanir-Raxiim RAMADAAN KARIIM Walaalayaal...

View Article


Dastuurka Maamulka Gobollada Dhexe oo maanta la ansixiyay

 Muqdisho, 17, June 2015: Ergadi ku shiraysay magaalada Cadaado ayaa maanta ansixisay dastuurki la dhaqi lahaa Maamulka Gobollada Dhexe. Shirka ayaa waxa joogay 351 ergo ka kala socday beelaha dega...

View Article


Qarax ka dhacay magaalada Cadaado

Muqdisho, 18, June 2015: War naga soo garay magaalada Cadaado ayaa sheegaya in saaka qarax ka dhacay meel udhow halka ay deganyihiin ergadi u joogtay shirki maamul u sameynta Gobolada Dhaxe. Waxaa la...

View Article

WAR-MURTIYEED

Arbaco 17 June, 2015, Muqdisho, Somalia – Shir balaaran oo ay ka qaybgaleen Siyaasiinta, Xildhibaanada Golaha Badbaado Qaran iyo Axsaabta ku bahoobay Madasha Midnimada iyo Dimuqraadiyadda waxaa lagu...

View Article

Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed...

Muqdisho, 18, June, 2015 – Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Axmed Jamac “Ilka Jiir” ayaa u diraya Hambalyo ku aadan bilashada...

View Article

Madaxweynaha oo Muslimiinta ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakeysan ee...

Muqdisho, 17 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan bisha barakeysan ee Ramadaan u direy dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo...

View Article


Golaha wasiirada ayaa maanta ansixiyey xeerka nidaamka garsoorka federaalka

Muqdisho, 18, June, 2016 – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa waxaa shir guddoominayey ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...

View Article

Madaxweynaha: ‘’Waa in la ballaariyaa ka qeybgalka iyo kaalinta bulshada ay...

Muqdisho, 18 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u soo gabagabeeyay shir ku saabsan Qorsheynta Barnaamijka Dib u...

View Article


Khudbaddii Madaxweynahe Xasan kulankii wada tashiga

KHUDBADDA MADAXWEYNAHA JAMHURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA Shirka Qaran ee Dib u Heshiisiinta Bulshada & Wadatashiga Bulshada Rayidka 18 June 2015 Xubnaha Golaha Wasiirrada iyo Baarlamanka Marti...

View Article

R.W. ku-xigeenka oo soo booqday safaarada Soomaaliyeed ee Dalka Turkiya!

Ankara | 18 June 2015 | Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh Qaalib ayaa shalay subax  booqasho kormeer ah ku tagay Xaruunta Safaaradda...

View Article


Puntland oo sheegtay in ay la dagaalami-doonto Maamulka Cadaado

Muqdisho, 18, June, 2015 –War saxaafadeed maanta ka soo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in ay la dagaalami-doonto Maamulka Gobolada Dhaxe loo sameeynayo ee gunaadkiisa uu ka socodo magaalada Cadaado....

View Article

Kenyatta oo ka qaaday xayiraadi Xawaaladaha Soomaalida

Muqdisho, 18, June, 2015 –Madaxweynaha Dowlada Kenya ayaa amar ku bixiyay in xayiraada laga qaado sharikada xawaaladaha soomaalida ay ku ledahay Kenya. Kenyatta ayaa amar ku siiyaya Bankiga Dhaxe ee...

View Article

Odowaa oo Cadaado ku laabtay isaga oo careeysan.

Muqdisho, 19, June, 2015 –Wasiirka Arimaha Gudaha C/raxmaan Odowaa ee beryahaan ku sugna  Dhuusa Mareeb, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado, ka dib marki ay is fahmi waayeen asaga iyo...

View Article
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live