Muqdisho, 18, June, 2015 –Madaxweynaha Dowlada Kenya ayaa amar ku bixiyay in xayiraada laga qaado sharikada xawaaladaha soomaalida ay ku ledahay Kenya. Kenyatta ayaa amar ku siiyaya Bankiga Dhaxe ee Kenya in ruqsada u celiyo milkiilayasha xawaaladaha ee fadhigooda yahy magaalada Nairobi, ka dib marki ay in muda ah xayirayeen . Arintaan ayaa dad badan […]
↧