Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Golaha wasiirada ayaa maanta ansixiyey xeerka nidaamka garsoorka federaalka

$
0
0
Muqdisho, 18, June, 2016 – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa waxaa shir guddoominayey ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Cadaaladda mudane Cabdullahi Axmed Jamac “Ilka Jiir” kulanka ayaa looga hadlay xisaab xirka 2014-ka, safar shaqo oo ay ku tagtay Wasiirada Haweenka dalka dibadiisa, ansixinta nidaamka xeerka garsoorka iyo […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles