Johannesburg, 16 June , 2015 - Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaley magaalada Johannesburg kula kulmey jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan Koonfuur Afrika, oo halkaasi ku qabtey xaflad ay ku soo dhoweynayeen Madaxweynaha iyo wafdigii la socdey. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa ku ammaaney Soomaalida ku dhaqan Koonfuur Afrika, […]
↧