Muqdisho, 18, June, 2015 –War saxaafadeed maanta ka soo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in ay la dagaalami-doonto Maamulka Gobolada Dhaxe loo sameeynayo ee gunaadkiisa uu ka socodo magaalada Cadaado. Hoos ka aqriso Warsaxafadeedka oo dhamaystiran Ali Omar Ghedi | Xafiiska Qaranimo Online | Muqdisho _______________ Share on Facebook
↧