Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Dastuurka Maamulka Gobollada Dhexe oo maanta la ansixiyay

$
0
0
 Muqdisho, 17, June 2015: Ergadi ku shiraysay magaalada Cadaado ayaa maanta ansixisay dastuurki la dhaqi lahaa Maamulka Gobollada Dhexe. Shirka ayaa waxa joogay 351 ergo ka kala socday beelaha dega Mudug iyo Galgaduud kuwaas oo diyaar u ahaa in ay ansixiyaan Dastuurka KMG ee maamulkaas uu yeelanaayo. Marki la codeeyay aya waxa Dastuurka ansixiyay 310 ergo, 12 […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles