Arbaco 17 June, 2015, Muqdisho, Somalia – Shir balaaran oo ay ka qaybgaleen Siyaasiinta, Xildhibaanada Golaha Badbaado Qaran iyo Axsaabta ku bahoobay Madasha Midnimada iyo Dimuqraadiyadda waxaa lagu lafa-guray arrimo ahmiyad weyn u leh geeddi socodka dib-u-dhisidda Qaranka, Waxaana ka mid ah Arrimahaas: Xog isweydaarsi iyo dood dheer kaddib Shirka waxaa ka soo baxay hadal […]
↧