Ankara | 18 June 2015 | Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh Qaalib ayaa shalay subax booqasho kormeer ah ku tagay Xaruunta Safaaradda Soomaaliya ku leedahay caasimadda dalka Turkiga ee Ankara, iyadoo ay halkaas si diirran ugu soo dhoweeyeen Diploomaasiyiinta iyo shaqaalaha maxaliga ah oo uu horkacayo Sii-Hayaha Safaaradda ahna qunsulka […]
↧