| Muqdisho, 16,June 2015: Wararki uu dmbeeyay ee ka soo baxa Gobolada Dhexe, ayaa sheegaya in Ahlu-sunna ay hor dhigatay wasiir Odowaa shuruud xoogaa dhib badan oo uu wasirka liqi waayay. Wasiirka oo tegay Dhuusa Mareeb maalinti Axada welina marti uah Ahlu-sunna, ayaa la hordhigay shuruudaha hoos ku qoran: In caasimada maamulka cusub ay ahaato Dhuusa Mareeb. In […]
↧