Toronto | QOL | June 14, 2015 – Soomaaliya intaanu gumeystuhu imam oo aysan noqon wadan, dadka Soomaaliyeedna ay kala deganaayeen deegaamada dhulka ay ku baahsan yihiin dadka Soomaalida ee afka Soomaaliga ku hadlo ee geyiga geeska Africa mudo aad u fog waxay lahaayeen bulshooyinkaasi dad aftahano iyo murti yaqaana ah oo bulshooyinkaasi dhexdooda amaan […]
↧