Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live

Barnamijka Waxqabadka Wasaradda Arimaha Dibada Fowsiya Xaaji

Qeyb ka mid ah muuqaalka Waxqabadka H. E. Fawzia Yusuf H.  Adam Ra’iisul wasaare kuxigeen, Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga. Share on Facebook

View Article


RW Soomaaliya oo ku ammaanay Puntland doorashada Baarlamaanka, una...

WARSAXAAFADEED: Muqdisho, January 5, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si weyn u soo dhoweeyay doorashadii guddoonka Baarlamaanka Puntland ee shalay lagu...

View Article


Prime Minister congratulates Puntland on election of new Speaker of Parliament

5 January 2014 His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed congratulates Puntland State of Somalia on the election of a new Speaker and two Deputy Speakers of the Puntland Parliament. The...

View Article

Condemnation and right Claim

To: UN assistance Mission In Somalia (UNISOM) To: United Nations Development Fund for Woman( UNIFEM) CC:UN Agencies- OCHA, UNDP, UNICEF, Nairobi/ Kenya To Whom it May concern Dae: 04 /01 / 2014 Re:...

View Article

Baarlamaanka Soomaaliya Waxa uu Hambalyeeynayaa Golaha Wakiillada Puntland...

WARSAXAAFADEED Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu hor iyo horaan Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya oo uu...

View Article


President welcomes new IGAD Special Envoy’s support for Somalia

Mogadishu, 6 January 2014 His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today welcomed the new IGAD Special Envoy to Somalia and expressed his gratitude for the organisation’s support in the country’s...

View Article

Madaxweynaha oo xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD

Muqdisho, 06 January 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD Ambassador Mohamed Abdi Afey oo...

View Article

Maansada: “Faysbuug”

“Faysbuug”, waa maanso kooban oo ka warramaysa walxaha, wacaalka iyo waloohoodka lagala kulmo “Faysbuug”. Waa maanso maad iyo madadaalo isugu jirta, ayna ku milan tahay suugaan macaan, meerisyo...

View Article


Maxaan U Liicnay? (Qormo)

Soomaalida maanta nool waxay ka mid tahay ummadaha adduunkan ku imtixaanan ee kunka nooc oo saxariir iyo silic ah muta maalin iyo habeen kasta. Qof kasta oo Soomaali ah ee miyir qaba maanta waa ka...

View Article


Asylum seekers in Italy face uncertain future

About 4,000 migrants are housed at a former American military residence in Sicily, which has been converted into an asylum-seeking centre. Discontent is rife, with migrants saying that despite a 35-day...

View Article

Tarsan oo u hanjabay NGO-yada Muqdisho jooga

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Maxamuud Axmed Nuur(Tarsan) ayaa sheegay in ay Dabagal ku sameen doonan Hay’adaha ka howlgala Magaalada Muqdisho. Tarsan ayaa sheegay in ay Jiraan...

View Article

Madaxweynaha Somalia “Doorashada Puntland waa horumar lagu tallaabsaday.”

Muqdisho, 07 Janaayo 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku tilmaamay doorashooyinka Puntland horumar lagu tallaabsaday, una rajeeyey in doorashada...

View Article

Somali President: Puntland elections represent “great progress” for Somalia

Mogadishu, 7 January 2014 His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today welcomed tomorrow’s presidential elections in Puntland as “great progress” for Somalia. “What is encouraging is that these...

View Article


NUSOJ oo ka Tacsiyeysay Geeridii Qoraaga Soomaaliyeed

Mogadishu, January 7, 2014 Ururka Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed waxa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid qoraaga Soomaaliyeed oo ku geeriyooday cusibtal ku yaala magaalada Djibouti habeenkii xalay....

View Article

Safiirka Soomaaliya ee South Sudan oo maanta u ambabixiyay Muqdisho 136...

Juba, Sudan | January 07, 2014- Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Caasimadda South Sudan ayaa maanta ka ambabixisay garoonka diyaaradaha Juba 136 muwaadin oo Soomaali ah , kuwaasoo...

View Article


R.Wasaare Cabdiweli Sh. Axmed oo ka tacsiyeeyay geeridi ku timid Aw-jaamac...

Muqdisho, December 6, 2013 | Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka hadlay geerida ku timid tariikh-yahanka Soomaaliyeed, ahaana...

View Article

Warbixin: Beelaha Wasiiradda Cusub laga soo dooranayo oo Faraqa is haysta

Waxaa heer gabo-gabo ah ku dhow xusul-duubka iyo xulashada loogu jiro ka mid noqoshada Golaha Wasiirada cusub ee Dowladda Ra’isal Wasaare C/wali Sh. Axmed. Qaabka loo qeyninayo Wasiirada oo ku saleysan...

View Article


Banaanbax lagu taageerayay wax-qabadka dowladda Turkiga oo lagu qabtay...

Dibad baxaan lugu tageraayay waxqabadka ay dowladda Turkiga ka waddo magaalada Muqdisho ayaa maanta lugu qabtay barxada beerta Nabadda degmada Waaberi  ee gobolka banaadir. Banaan baxaan ayaa waxaa ka...

View Article

Ra’iisul Wasaaraha oo u hambalyeeyey madaxweynaha cusub ee Puntland Dr....

January 8, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee la doortay ee dawlad goboleedka Puntland Dr....

View Article

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku guuleystay Doorashada Maamulka Puntland

Cabdiweli Maxamad Gaas ayaa noqonaya Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Puntland, kadib Doorasho Maanta ka dhacay Magaalada Garoowe. Waxaa dhamaatay tirinta cododka Wareegii 3aad ee Doorashada Madaxweynaha...

View Article
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live