Muqdisho, 06 January 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD Ambassador Mohamed Abdi Afey oo bishii December loo magacaabay xilkan cusub. Ambassador Afey oo si weyn loo yaqaano isla markaana aad u fahamsan arrmaha Soomaaliya ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsanyahay inuu [...]
↧