Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live

Rabshado ka socda Garoowe Dad Dhintay

Banaanbaxyo rabshado wata ayaa ka dhacay Magaalada Garoowe ee Maamulka Puntland oo maanta ay ka dhacday Doorashada Madaxweynaha Maamulka Puntland. Wararkii ugu danbeeyey ee laga helayo Magaalada...

View Article


Somalia’s Puntland Lawmakers Elect Former PM Ali as President

Bloomberg | Wednesday January 8, 2014  | Former Somali Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali was elected president of the semi-autonomous Puntland region in a vote by lawmakers, narrowly defeating the...

View Article


C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Cameey oo loodoortay madaxweyne kuxigeenka Puntland

Gudigga doorashada madaxtinimo ee maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in xilka Madaxweyne ku-xigeen uu ku guuleysay C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Cameey, kadib markii uu cod aqlibiyad leh ka helay...

View Article

Prof Jawaari “Daahfurnaanta Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland ee la doortay maanta. “Hor iyo...

View Article

Baddaa ka dacwootay!! (Maanso)

BY: MOHAMED DHAALEY Anigoo Xalay Badda meel kusii jeedda oo Xeebta Liido ah fadhiya ayeey Sheeko aan ka yaabay  i  qabsatay, Tixdan Maanso ayaana durbadiiba ka sameeyay:   1. Badhtanka Habeenka 2....

View Article


Maxaan ku iloobi doonaa Faroole?

 Marka laga eego dhinacyo badan doorashadii Puntland waxeey keentay wax aan loo fileyn ama aan laga qabin rajo buuran, waxaa kale oo uurku taalo ku aheyd dad badan oo isugu jira kuwa u dhashay...

View Article

Diiwaan-gelinta muwaadiniinta Soomaaliyeed

Safaaradda Soomaaliya ee South Sudan oo diiwaan-gelineysa muwaadiniinta dib ugu laabanaya dalka . Juba,8 January 2014 – Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Caasimadda Juba ee South Sudan...

View Article

Bannaanbaxyo lagu taageerayo isbedelka Puntland

Bannaanbaxyo lagu taageerayo madaxweynaha cusub ee Puntland, Prof. C/weli Max’ed Cali “GAAS” iyo kuxigeenskiisa Cabdixakiin Xaaji CUmar Cammey oo ka dhacay guud ahaan deegaannada Puntland....

View Article


AU Special Representative congratulates His Excellency Abdiweli Mohammed Ali...

PRESS RELEASE (For Immediate Release) Mogadishu- January 8th, 2014; The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Mahamat Saleh Annadif...

View Article


Jaaliyadda PDF Germany oo u hambalyaysay Madaxwyne Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)

Jaaliyad Qurbajoogta Puntland ee dalka Germany (PDFGermany) waxay ugu horayntii u hambalyaynaynaa Shacab waynha Puntland iyo hanaankaDimuqraadiga ee ay u dhacday Doorashada hogaanka Dawlada...

View Article

Magaalada Baargaal oo maantay si wayn looga dabaaldagay Doorashada C/wali...

Magaalada Baargaal ayaa maantay si wayn oo aan horay loo arag loogu dabaaldagay kadib markii lagu dhawaaqay in C/wali maxamed Cali gaas ku guulaystay Madaxtinimada Puntland 5ta sano ee soo socota....

View Article

Madaxweyne Xasan “Hay’adda Nabadsugidu waxey hormuud ka tahay amniga iyo...

Muqdisho, 09 Janaayo 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo xalay ka qeybgalay xafladii xuska sanadguuradii 44aad ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida...

View Article

“Waxaan soo dhaweynayaa isbadalka ka dhacay Puntland” Ra’iisul Wasaare Saacid

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa ugu hambalyeey doorashadii xorta ahayd shacbiga iyo gollaha wakiilada Puntland. Waxaana uu soo dhaweeyay madaxweynaha...

View Article


Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo xarigga ka jaray Villa Hargeysa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray Dhismaha Villa Hargeysa oo ah xafiisyada ay ku shaqeynayaan Gudoonka Baarlamaanka iyo...

View Article

AU Special Representative pays a courtesy call on new Somalia PM, promises...

PRESS RELEASE (For Immediate Release) Mogadishu- January 9th, 2014 ; The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Mahamat Saleh Annadif...

View Article


NUSOJ oo ku baaqday in la Joojiyo Faafinta Qasabka ah, Faafreebka iyo...

Mogadishu, 10 Janaayo, 2014 Ururka Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa cambaareeyay falkii xarigga ahaa lagu kala kacay Il-wareedka idaacadda Kulmiye ee magaalada Baydhabo maalinimadii...

View Article

Broadcast Journalist Briefly Detained in Southwestern Somalia

Mogadishu, 10 January, 2014 National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is concerned the level of forced reporting and censorship and arbitrary arrests against the journalists and the media in...

View Article


The UNHCR doubling beggars of the Refugees pictures in the World

The United Nations Refugees Agency started collecting photos both Refugees/Asylum -seekers and the reason is to mobilize and making black income in the names of the Refugees in this World.The staff of...

View Article

Dowladda oo ka Jawaabtay Hadalkii Al-shabaab

Afhayeenka Madaxtooyada ahna Lataliyaha Dhanka Warbaahinta Madaxweynaha Soomaaliya Ing. C/rixmaan Cismaan Cumar Yariisoow ayaa si kulul uga Hadlay Amarka ka soo baxay Maleeshiyaadka Kooxda Al-shabaab....

View Article

Ambassador Dinaari: “waxaan rajeynayaa in aan dib u soo celiyo 42 gaadiid oo...

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Caasimadda Juba – South Sudan Ambassador H.E. Abdirahman Nur Mohamed “ Dinari” ayaa maanta kala wareegay dukumintiyo la xiriira lahaansho gaadiid...

View Article
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live