Juba, Sudan | January 07, 2014- Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Caasimadda South Sudan ayaa maanta ka ambabixisay garoonka diyaaradaha Juba 136 muwaadin oo Soomaali ah , kuwaasoo dowladda Soomaaliya ay u kireysay diyaarad gaar ah , waxaana lagu wadaa inay gaaraan Muqdisho gelinka dambe ee maanta , halkaasoo la qorsheeyay in ay ku soo dhoweeyaan [...]
↧