WARSAXAAFADEED Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu hor iyo horaan Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya oo uu ku ammaanayo sidii quruxda badneyd ee ay shalay oo taariikhdu ku beegneyd 04-January-2014 u qabteen doorashada Gudoomiyaha Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland iyo ku xigeennadiisa. Tallaabada ay Xildhibaannada Golaha Wakiillada [...]
↧