Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Tarsan oo u hanjabay NGO-yada Muqdisho jooga

$
0
0
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Maxamuud Axmed Nuur(Tarsan) ayaa sheegay in ay Dabagal ku sameen doonan Hay’adaha ka howlgala Magaalada Muqdisho. Tarsan ayaa sheegay in ay Jiraan Hay’ado iskugu jira Maxali iyo NGO,kuwaas oo Dalka ku jooga Sharci daro islamarkaana aan lala socon Howlaha ay Qabtan. Gudoomiye Tarsan ayaa tilmaamay in Maamulka Gobolka Banaadir [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles